Waxaa Dhagaystay Sheekh maxaamed xasaan oo Ah Daaci Ku Nool wadanka Masar Waxa uu Ka sheekeeyey Qisadaan Soo socota:
Waxa uu Yiri Anigoo Muxaadaro Ka bixiniya Masjidka Nabiga SCW Baa Waxaa istaagay Nin
ODay Ah Markaas Buu yiri Sheekhoow Waxaan ka Sheekaynayaa Qiso Igu Dhacday Iyo nimco Ilaahay Igu Galadaystay Sheekh maxamed Xasaan Waxa uu yiri Soo Dhawoow Ninkii Odayga Ahaa waxa uu yiri Waxaan kamid Ahaa Tujaarta Khaliijka waxaa igu Dhacay Xanuunka Faaliga Dhinac Dhanbaa i Qalalay Kadib waxaa Dhacday meel walba Waxaan U Aaday Caafimaad wadanka Dibidiisa iyo Guduhiisa Muddo ku dhaw 10 Sanno Baa waxaan Saarnaa Sariir Ka Dib Maalintii Dambe Waxaan Soo Aaday xajka si Aan U Guto waajibaadka Xajka Anigoo Jidka Ku jira Baan Waxaan Aragnay Nin Miskiin Ah ka Dib Waxaa Dhacaday In Markaan xajka Tagay oo la igu wareejiyey Kacbada Aan Lulmooday Kadibna Waxaa la igu yimid Hurdada Oo Waxaa La yiri Kakac Meesha Oo Soco Kadibna Waan Socday.
Marka walaal Ku Dadaal Sadaqada
W/Q: Abdihamid Hassan Dahir Abdi
GMAIL:Abdihamidhassan500@gmail.com
PHONE NUMBER:252906127970
No comments:
Post a Comment